Sharbi Media
Sharbi Media
  • Видео 3 165
  • Просмотров 2 822 584

Видео

Haweenka Borama oo Sheegay inay Dhagax ku dilayaan Daaci Saalax
Просмотров 3,5 тыс.14 часов назад
Haweenka Borama oo Sheegay inay Dhagax ku dilayaan Daaci Saalax
"Car Ninkii Xiniinyalahaw wakaas Maxamed Abiib ee taabo".Oday Idiris Xuseen
Просмотров 14 тыс.17 часов назад
"Car Ninkii Xiniinyalahaw wakaas Maxamed Abiib ee taabo".Oday Idiris Xuseen
Xildhibaan maxamed abiib oo Qado sharaf u sameeyay Ardayda Ree Puntland
Просмотров 33 тыс.19 часов назад
Xildhibaan maxamed abiib oo Qado sharaf u sameeyay Ardayda Ree Puntland
DEG DEG:- Daaci Saalax oo dhisaya Masaajid uu ku xaal marinayo Haweenka Soomaaliyeed.
Просмотров 5152 часа назад
DEG DEG:- Daaci Saalax oo dhisaya Masaajid uu ku xaal marinayo Haweenka Soomaaliyeed.
Saylac oo markale si adag udifacday qanacsadaha caanka ah ee xaji Mahamed aw-siciid geedi
Просмотров 2062 часа назад
Saylac oo markale si adag udifacday qanacsadaha caanka ah ee xaji Mahamed aw-siciid geedi
“Ninkii Daaci Saalax inuu Baxsaday ayaan maqlay laakiin Dumarku meel walba way joogaan".
Просмотров 1,2 тыс.2 часа назад
“Ninkii Daaci Saalax inuu Baxsaday ayaan maqlay laakiin Dumarku meel walba way joogaan".
DEG DEG:- Daaci Saalax oo imika soo jawaabay...
Просмотров 1,9 тыс.7 часов назад
DEG DEG:- Daaci Saalax oo imika soo jawaabay...
Ciise iyo Gadabuursi luuqadii ugu adkayd kula hadlay Madaxweyne Biixi
Просмотров 1,2 тыс.7 часов назад
Ciise iyo Gadabuursi luuqadii ugu adkayd kula hadlay Madaxweyne Biixi
DEG DEG:- "Daaci Saalax Iyo Dumarkan Bilaa Camalka Iskugu Soo Baxay Isma Dhaamaan" Jilaa Janagale.
Просмотров 2,9 тыс.7 часов назад
DEG DEG:- "Daaci Saalax Iyo Dumarkan Bilaa Camalka Iskugu Soo Baxay Isma Dhaamaan" Jilaa Janagale.
DEG DEG:- "Taariikhda SNM lama wada lihin oo cid gaara ayaa iska leh".
Просмотров 2,5 тыс.7 часов назад
DEG DEG:- "Taariikhda SNM lama wada lihin oo cid gaara ayaa iska leh".
"Makaahiilna Boorama iyo Hotel Rays Ma dagana,’ Suldaan Xasan Miigane Rayaale.
Просмотров 3,6 тыс.7 часов назад
"Makaahiilna Boorama iyo Hotel Rays Ma dagana,’ Suldaan Xasan Miigane Rayaale.
DEG DEG:- "Anigu mayihi nin dhimashada ka cabsoonaya".Xil.Maxamed Abiib
Просмотров 13 тыс.9 часов назад
DEG DEG:- "Anigu mayihi nin dhimashada ka cabsoonaya".Xil.Maxamed Abiib
DEG DEG:- "Muuse ha dhaco".Xil Maxamed Abiib oo qudbad xasaasiya u jeediyey Shacabka Gobolka Awdal
Просмотров 60 тыс.9 часов назад
DEG DEG:- "Muuse ha dhaco".Xil Maxamed Abiib oo qudbad xasaasiya u jeediyey Shacabka Gobolka Awdal
DEG DEG:- Badhasaabka Gobolka Awdal oo si adag uga hadlay soo dhawaynta Xil.Maxamed Abiib.
Просмотров 18 тыс.12 часов назад
DEG DEG:- Badhasaabka Gobolka Awdal oo si adag uga hadlay soo dhawaynta Xil.Maxamed Abiib.
“Hablow inan yar gidaar ha la istaagina, meel ha la marina “Sheekhad Muna Axmed.
Просмотров 2,6 тыс.12 часов назад
“Hablow inan yar gidaar ha la istaagina, meel ha la marina “Sheekhad Muna Axmed.
DEG DEG:- Gudida Qabanqaabada Soo Dhawaynta Xil.Maxamed Abiib oo imika Hadlay..
Просмотров 15 тыс.12 часов назад
DEG DEG:- Gudida Qabanqaabada Soo Dhawaynta Xil.Maxamed Abiib oo imika Hadlay..
DEGDEG: Haweenka Sariimada Boorama oo Si adag uga hadlay Arinta Xildhibaan maxamed abiib.
Просмотров 3,8 тыс.14 часов назад
DEGDEG: Haweenka Sariimada Boorama oo Si adag uga hadlay Arinta Xildhibaan maxamed abiib.
"Raga Hogaanka iyo Siyaasada aan ka sugayno waxay u bateen Dameero"
Просмотров 26 тыс.14 часов назад
"Raga Hogaanka iyo Siyaasada aan ka sugayno waxay u bateen Dameero"
Xil.Maxamed Abiib wali waa kii shalay intuu Xildhibaanka Noqon...
Просмотров 26 тыс.14 часов назад
Xil.Maxamed Abiib wali waa kii shalay intuu Xildhibaanka Noqon...
"Ma Jirto Suldaan Makaahiil oo la isku raacsan yahay"
Просмотров 8 тыс.14 часов назад
"Ma Jirto Suldaan Makaahiil oo la isku raacsan yahay"
DEG DEG:-Dadwaynaha Reer Boorama oo ka jawaabay Fariintii Xildhibaan Maxamed Abiib.
Просмотров 10 тыс.14 часов назад
DEG DEG:-Dadwaynaha Reer Boorama oo ka jawaabay Fariintii Xildhibaan Maxamed Abiib.
"Maxamed Abiib waa aqoontii oo qofa". Faadumo Ibraahim oo cimaamada ku tuur Xil.Maxamed Abiib
Просмотров 42 тыс.16 часов назад
"Maxamed Abiib waa aqoontii oo qofa". Faadumo Ibraahim oo cimaamada ku tuur Xil.Maxamed Abiib
DEG DEG:- Xil.Maxamed Abiib oo xujo adag dul dhigay Bulshada Gobolka Awdal
Просмотров 3,9 тыс.16 часов назад
DEG DEG:- Xil.Maxamed Abiib oo xujo adag dul dhigay Bulshada Gobolka Awdal
DEG DEG:- Beelaha Habar Cafaan oo shir degdega iskugu yimiday iyo Arimo xasaasiya oo soo kordhay
Просмотров 3,3 тыс.16 часов назад
DEG DEG:- Beelaha Habar Cafaan oo shir degdega iskugu yimiday iyo Arimo xasaasiya oo soo kordhay
DEG DEG:- "Hadii Xil.Maxamed Abiib la taabto Somaliland waa lagu kala tagi".Xil Maydhane
Просмотров 20 тыс.19 часов назад
DEG DEG:- "Hadii Xil.Maxamed Abiib la taabto Somaliland waa lagu kala tagi".Xil Maydhane
DEG DEG:- "Jiritaanka Somaliland iyo Xildhibaan maxamed Abiib way isku xidhanyihiin".
Просмотров 45 тыс.19 часов назад
DEG DEG:- "Jiritaanka Somaliland iyo Xildhibaan maxamed Abiib way isku xidhanyihiin".
Reer Borama oo wacad ku maray hadii la taabto Xil.Maxamed Abiib ay dhici doonto wax aan la mahadin.
Просмотров 1,4 тыс.19 часов назад
Reer Borama oo wacad ku maray hadii la taabto Xil.Maxamed Abiib ay dhici doonto wax aan la mahadin.
"Faratoon hadduu dadkiisa garab maray anigu iyagan meesha u fadhiyaa..."Gud. Cali Xaamuud Jibriil
Просмотров 2,9 тыс.21 час назад
"Faratoon hadduu dadkiisa garab maray anigu iyagan meesha u fadhiyaa..."Gud. Cali Xaamuud Jibriil
DEG DEG:- Reer Borama oo si adag u difaacay Xil.Maxamed Abiib..
Просмотров 19 тыс.21 час назад
DEG DEG:- Reer Borama oo si adag u difaacay Xil.Maxamed Abiib..

Комментарии

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 8 минут назад

    Hhhh huunoy afka.nool baad tihiin ee is xoreya oo awdal state ka shekeeya 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @banadir5032
    @banadir5032 8 минут назад

    Odaygu miyuu hurdaa mise waxbaanu uhaysan cayda ina abiib caayo madax waynaha iyo habar awal iyo ta uu kubaanayo insoomaliland laga dhigo qalalaase ama dagaal odeygu waxiisu waa gar eexo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 33 минуты назад

    Wlahi ninkan iidoor waa la hadlay, waa haday wax maqlayaan,waa dhab ninkaa isaq ahayn oo dawlada wax ka sheegaba layn bay usoo galayaan

  • @Hipaqabdi-d8w
    @Hipaqabdi-d8w 34 минуты назад

    .😂😂

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul4566 Час назад

    Aad iyo aad mudane xildhiban mahad sanid inta dhimana way imaanaysaaaa

  • @hamzayassin2515
    @hamzayassin2515 Час назад

    Well done I’m proud of my people and today we are sending a clear message to all Somali people that Borama is your home

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Час назад

    lama xirayo bes basin kushuba guba kadibna wixii kadanveya afkoda haysanayaan waayo rag majiro masiiba wadankii ku habsatay intii wacneydna waalaga badiyey warku hadhamado

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 2 часа назад

    Waa runta abti❤ From Arabsiyo

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 7 минут назад

      Hhhh abaarso aaa 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 часа назад

    Xaaji naso Ninkan waa dalkiisii jooga Caydana sharafbuu ka qaadi

  • @user-gr3yd6ps1r
    @user-gr3yd6ps1r 2 часа назад

    Inadeer habla maarko wasidhee dee?

  • @user-gr3yd6ps1r
    @user-gr3yd6ps1r 2 часа назад

    Ragnimooo Awdal state of Somalia. Viva Somaliweyn

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 3 часа назад

    Adeero ha kuu meeraysan Somali iyo waxaan loo baahnayn ee maxkamadaada u kaalay

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 3 часа назад

    Waa sidaa 40 jir buu ku guur saday rasuulku khadiija

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 3 часа назад

    Waain lasooxidho

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 3 часа назад

    dumarka reer booraamay waad mahad santiin wana inlasooxidho

  • @xasansubagle3586
    @xasansubagle3586 4 часа назад

    Waar soomaali jaaliyad ma noqoto markay dalkeeda joogto, ee magac kale maad weydeen ?

  • @HilwanBachir-sv7pc
    @HilwanBachir-sv7pc 4 часа назад

    Absolutely you right the tribe of issaq are very harsh people

  • @user-tr1nd8fm6z
    @user-tr1nd8fm6z 6 часов назад

    Adeer fariida Sifiican baad uhadashay

  • @oamaer
    @oamaer 7 часов назад

    Salaban sare Abiib , thank you! You are a great Somalia brother! I am following you all the way from Minneapolis and believe you are the only true leader in Somalia Let’s united our Somali people one more time and I will support you 100 percent Your brother from las anod somalia

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5y 8 часов назад

    War waa sacsac muuse oo cayda uu yaqaan oo hadhowna waa cararaan ee waa qudhmiye oodalkii qaar ka soo cararay oo raba in booramena ka soo cararaan dhediga isaaq weeyaan kuwaasi

  • @Jamac20
    @Jamac20 9 часов назад

    Somali meel walba ay joogto waa walaalo wada dashey

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 9 часов назад

    From the great State of Puntland, THANK YOU REER AWDAL

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 10 часов назад

    Gabdhaha boorama geesiyaal mashallah tabarakallah halganka dumarka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from saylac city

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 10 часов назад

    Adeer Adeer Cid kasta oo Danni gala oo Sharciga ku xad gudba waa laga qaban ❤❤❤❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 10 часов назад

    Ninyohow manta kommontiga SNMTII MEEY SOO GALIIN SHOW MAXA DHACAY 😂😂😂😂MIYEEY QUSTEEN

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 10 часов назад

    Mash'Allah warunta ❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 10 часов назад

    Adeer wadanka iyo dawladaba waa lawada leeyahay xildh baankuna waa xildhibaan qaran ma metelo xaafad keliya wuxuu matalaa qaranka oodhan Cid sharciga ka wayna ma jirto Adeer bal tusaale yar Ana ku siiyo xildhibaan maxamed iyo qaar kale ha waxaad noocaa inay ka dheeraynayaan sharciga waayo Arimaha masiiriga Ah inay ka hadaan uma banaana.sida Arimaha ciidanka Arimaha dabada Caalaamka miyaad ku Aragtay xildhibaan madaxwaynihii qaranka Hadhoco leh miyaad Aragtay xildhibaan madax waynihii qaranka been Abuur ka samaynaya.waa Maya.nabadu cid walba waa dan

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 10 часов назад

    Soo Dhowaada Somaliyeey ❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 11 часов назад

    Xildh qaran Sudan makaa Aqoon la.aanbaa .? Maxaad ugu dhexdari wayday Ardayda slander ka ah? ARDAYDA KA TIMID PUTLAND Ardaygii lafasalka ahaa ee slander KA ahaa maxaad uga dhex socday?..taasi waxay cadaynaysa inaad Ardaydan ujeedo ka leedahay kuu gaar ah xildh qaran waxaan kugula talinayaan inaad wax barasho wanaagsan oo SHARCIYADA ah aad dib ugasho waayo kala qaybin shacab ayaad lawareegaysaa reer boorame waxay ka mid yihiin qaranka sland raali kaama dawlad iyo shacaba waxaa laguu arkaa qof khaldan oo huwan xasanaad )))) (((ilaahay hakaa qabto shacabkaa haystaa xoriyada iyo nabada eed beenta iyo balaayada ladul fadhido insha Alaah ❤❤❤❤❤❤

  • @hiboidriss
    @hiboidriss 11 часов назад

    Halyey hore usoco

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 11 часов назад

    Assalaama Alaikum Walaal waxba ma dheera Boorama magaalooyinka kale Waxaad wax dheer tihiin oo keliya dhulka iidoorka Idinkaa ka gobsan runtii Lkn somalida kale waa wada gob iyo ilbax faanka yar joojiya samaroon sxb bayaal Kaftan

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx 12 часов назад

    Adeerr waa xanuun kudhacay caqligiba tagey

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx 12 часов назад

    Badeena dufàca daciguna waa inaankiiniye uduceeya cayma lihidine hooyo qli

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 12 часов назад

    Hoyoo waa YUDUUBKA gurika

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 12 часов назад

    Ma wali buu ku hayaa Somaliland? Adeer halkan waa Awdal State of Somalia ee orod oo Somaliland la’aad Hargeysa iyo meeshi lagaa soo eryaday.

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 12 часов назад

    Mashallah Gabdhaha BORAMA ❤

  • @AhmedBarre-lz3fn
    @AhmedBarre-lz3fn 12 часов назад

    Waar danbigiisa waala wada garanayaaye adigu ictisaamkii wadani ee ooyaaye ay mashruuca jabuuti ay ku soowada qaateen ayaad tahaye waad iscadaysay uun ee isaga waxba umaad tarine ogow😅

  • @axmedcumar1847
    @axmedcumar1847 12 часов назад

    Waa wax dhinty daaci maahee kani dameer saqajaana

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 13 часов назад

    Run sheeg waa kaas

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 13 часов назад

    War ragina ucebeeye naagidhaantayga diiladhe😂

  • @Charkherad
    @Charkherad 13 часов назад

    Gobta somaaliyeed een aadka aan u jecelahay ❤❤ waa samaroon❤ . Reer togdheer

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 13 часов назад

    Siyaasad waxba kama yaqaan .habarjecloy waa kaa muuse.boromsna ma wada Mata shid bilaaficil yohow

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 13 часов назад

    Gabdhaha boorama geesiyaal from hargeisa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mf7gu6dn8b
    @user-mf7gu6dn8b 13 часов назад

    Badiina difaaca nio

    • @aminamohamed5568
      @aminamohamed5568 12 часов назад

      Bada anagaa leh ee taadad difaa adiga bad iyo barriba lagu haystaa .

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 13 часов назад

    Masha allah huno ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ny6xt8cm3w
    @user-ny6xt8cm3w 13 часов назад

    Xildhibaan Maxd maanta qadadan uu ardayda Puntland u sameeyay muxuu ka wadaa saddexsano ayuu xildhibaan ahaaye muxuu mar hore soo dhawayn waayay maanta huwannimadii lagu xamanjiray ayuu caddaystay oo meel uu u baxsado ayuu i gogal xaadhabanayaa

  • @user-id1zz6pr2y
    @user-id1zz6pr2y 13 часов назад

    Jawaabtaada miyaad sugtid

  • @MohaYou-b8i
    @MohaYou-b8i 13 часов назад

    Msha allh xildhibaan maxamad abiib Nin raged caqli buuxa illah ku maneystay hore usoca

  • @Digitalguard114
    @Digitalguard114 13 часов назад

    Masha Allah

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 14 часов назад

    Madaxweynaha mustaqbalka Somaalia